Daawo :- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Beeniyey Warka Ka Soo Baxay Wasaarada Maaliyada Somaliya 

Kismaayno(OWN) Madaxweynaha maamul goboleedka jubbaland axmed madoobe ayaa ka jhawaabay hadal hore uga soo yeedhay  wasiirka maaliyada somaliya bayle kaasi oo ahaa in ay maamul goboledyada somaliya lunsadeen lacagaha uga yimaada dawllada dhexe. madaxweyne axmed madoobe waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin warka ka soo baxay wasiirka maaliyada,

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker