Guddoomiyaha Guurtida iyo Madaxda Ururada Siyaasada oo Shir Ku Kala Kacay

Gudoomiyaha guurtida Somaliland ayaa ku soo gacan saydhay madaxda ururada siyaasada oo ugu tagay dacwad ay ka qabaan go.aamadii ay soo saaareen madax dhaqameedka Habar Jeclo .

Gudoomiye Saleeban ayaa ururada siyaasada u cadeeyey in heshiis-kaas aan la joojin karin , oo uu danta qaranka yahay .

“ Waar heshiiskani waa daad ee anigu daad ma joojin karo ….” Ayuu yidhi .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker