Daawo Waraysi lala yeeshay Maareeyaha Guud ee Boodhari Mills iyo Halka uu marayo Maalgeshiga Mashruuca Wershadda Daqiiqda
Hargeysa (OWN)- Maareeyaha Guud ee Wershadda Wax-soo-saarka Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu marayo maalgeshiga iyo Dhismaha Wershaddan oo nooceedu ku cusub yahay Somaliland, taas oo laga hirgeliyey deegaanka Abaarso ee Duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=3HSdbTSoZ1k