“Waxaan Usoconaa Atabliqu Siyaasi” pro Galaydh & pro Samater
Burco(OWN) Magalada Burco Waxaa kusugan labada aqoonyahan ee Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Ismaciil Samater.
Waxay Habeenimadii xalay kulan ku qabteen Magalada Burco ay kaga hadlayeen Doorashada iyo Dimuqraadiyada.