Xoghayihii Caafimaadka Ee Xisbiga Waddani Oo Is Casishay

Xoghayaha caafimaadka ee xisbiga Waddani Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa sheegtay inay iska casishay xilkii xisbiga Waddani.

 

Marwo Saadoย  ย waxay sheegtay inay martay jidkii ay mareen xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo Marwo Faadumo Siciid oo hore uga tirsanaa xisbigaas Waddani.

 

Waxay Marwo Saado tidhi, โ€œMagacaygu waa Saado Jaamac Aadan, anigoo ah xoghayaha caafimaadka ee xisbiga Waddani, kuna jira golaha dhexe, waxaan goโ€™aansaday inaan iska casilo xilkii aan u hayay xisbiga waddani, taas oo ay sababtay inaan xisbiga ka dhex arki waayay siyaasadii aan doonayay inaan gaadho, odayn wayn oo waayeel ahi siduu wax u arkay waxba uma sheego, maantaan goโ€™aansaday, Faadumo Siciid iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble wadadii ay mareen ayaan maray.โ€ Ayay tidhi.

 

Marwo Saado Jaamac Aadan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker