Daawo: Siyaasi Siciid Bustaale Oo ka Hadlay Xaaladaha ka Taagan Gobolada Awdal Iyo Salal.
Daawo: Siyaasi Siciid Bustaale Oo ka Hadlay Xaaladaha ka Taagan Gobolada Awdal Iyo Salal. Siyaasi Siciid bustaale ayaa waxaa kaloo waxlaga waydiiayay Xaaladda Nabda galyo ee dalka iyo waliba , Dhibaatada ka Taagan dhanka Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada oo beryahan dambe aad ay u falan qayso Bulsho waynta Reer Soamliland Gaar ahaanna Gobolada Galbeedka Somailand
Warkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo;
https://youtu.be/Df7TofJCvk0