Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Qassan ee Dalka Ethiopia
Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Qassan ee Dalka Ethiopia , Wali waxaa aad u Kacsan Bulsho waynta Ethiopian Gaar ahaan Qoomiyadda oromada oo u kala qaysan Taageerayaasha Raiisul wasaare Abbiy iyo ninka ay sida wayn isu hayaan jawar maxamed oo isagu ah Shaqsi haysta Taageerada inta badan dhalinyarada qoomiyada Oromada , Taasoo wali ay Xidhan yihiin wadooyinka Taga Deegaanada KU xeeran Caasiamda Ethiopia ee Addis ababa
https://youtu.be/FfvgVdYqVVY