Ilhaan Cumar oo ka hadashay go’aanka Biden uu tartanka doorashada kaga hadhay

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Mareykanka ayaa bogaadisay go’aanka madaxweyne Biden uu kaga haray tartanka doorashada ee dhacaysa Nufeembar.

Waxay tiri: “Waxaan uga mahadcelinayaa sanoooyinkii uu u shaqeeyay waddankeenna,”.

Waxay sheegtay in ay ku faraxsantahay inuu Biden taageeray Kamala Harris si ay noqoto musharraxa xisbiga Dimuqraadiga, iyadoo intaa ku dartay in ay ka adkaan doonto ninka la tartamaya ee Donald Trump.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker