Musharax C/raxmaan Cirro Oo Si Balaadhan Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa.

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Madaxda kala duwan ee Xisbiga iyo kumanaan taageerayaasha Xisbiga WADDANI ah oo isaga yimid daafaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn musharraxa ugu soo dhaweeyay afaafka hore ee Madaarka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker