Gabadh Soomaali Ah Oo Ka Mid Noqotay 100 Haweenka BBC Ee Sanadka 2019-ka

Jawaahir Rooble waxay noqotay gabadhii ugu horreysay oo Soomaali ah oo noqotay garsoore kubadda cagta ah.

Jawaahir marka ay ciyaaraha dhexdhexaadineyso waxay ku labisataa dhar xijaaban.

 

Markii ay Ingiriiska timid iyadoo 10 jir ah, waxay aragtay in kubadda cagta ay tahay xirfaddii ay ku hamineysay , taasina waxay u horseeday inay noqoto garsoore kubadda cagta ah.

Hadda waxay barata climiga garsoorka kubadda cagta iyo maamulka, waxay ku rajo weyn tahay in shahaadada koowaad ee jaamacadda ay dhameyso sannadka 2020-ka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker