Wax Ka Ogow Xilka Qaadista Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka !!

Nuux Maxamed Xuseen Gudoomiyihii Horee Haayada Qandaraasyada Qaranka Somaliland Waa Masuulka Kaliya Ee Maanta Lagu Xasuusan Doono Dhabaha Iyo Jihada Dhabta Ee Dhamaan Qaranka Iyo Shacabku Uga Marag Kacayaan Tiirka Ay Haayadaasi isku Taagtey.

Tanyo Mudadii Uu Maamulaayey Xafiiska Haayada Qandaraasyada Qaranka Waxa Uu Nidaam Iyo Sharci Tartan Loo Dhanyahay Ka Dhex Abuurey Sidey U Jihaysmi Lahaayeen Mashaariicda Iyo Fulinta Sharaa iga Qandaraasleydii Kuwaasiyoo Maanta Dhamaantood Ka Mahdinaaya Maamulkiisii.
 
Nuux Maxamed Xuseen Horey Wuxuu Uga Mid Ahaa Golaha Deegaanka Degmada Burco Intii Aan Loo Magacaabin Xilka Gudoomiyaha Gudiga Qandarasaayada Wuxuuna Noqdey Masuul Siweyn Uga Soo Dhex Muuqdey Xilkaasi.
 
Shacabku Waxay Ahaayeen Kuwo Aan Waxba Ka Aqoon Nidaamka Shaqo Ee Gudiga Qandaraasyada Balse Masuulkani Ayaa Siweyn Uga Soo Dhex Muuqdey Tuseyna Bulshaduna Ku Ogaatey Heerka Iyo Nidaamka Shaqo Ee Ay Qaranka Ugu Fadhido Kuwaasiyoo Hada Ay Ka Muuqato Sida Haboon Ee Marka Uu Tartan Fulinaayo Habka Ay Shirkaduhu Uga Qayb Galaan Ugana Qayb Qaataan Dhismeyaasha Xarumaha Dawlada.
Madaxweyne Muse Biixi Ayaa Nuux Ku Amaaney Doorka Muuqda Ee Dhisid Haayada Uu Ku yeeshay Qaranka Wuxuuna Sheegay Inuu Yahay Mid Ku Suntanaan Doona Nidaamka Shaqo Ee Uu Dhabah Ugu Jeexay Haayada Gudiga Qandaraasyada Qaranka Mudada Uu Joogay.
 
Ku Dar Intaad Adna Ka Ogtahay.
Wabilaahi TAWFIIQ
Qalinka / Samaale Karinle

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker