Bandhiga Buug “WAAYEEL IYO WAANO” Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Buug La Magac Baxay “WAAYEEL IYO WAANO” Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa .
Waxaa uu buugan si weyn diiradda u saarayaa arimo kala duwan oo hadheeyey dalka kuwaas ay ka mid yihiinย Colaadda, Nabadda, Qabyaaladda, Hoggaaminta, Siyaasadda, X. Dhimirka, Dhaqanka iyo waxyaabo kale.
Waxaana ku qoray buugan Qoraaga weyn ee Maxamed Yuusuf x. Cabdi (Keyse-iftiin)