Daawo: Wasiiro Uu Hogaaminayo Saleebaan Cali Koor oo dhexdhexaadin ka Ka bilaabay Beelo Walaalo ah oo Shaqaaqo ku dhexmartay Deegaanka mida Gobolka Salal
Daawo: Wasiiro Uu Hogaaminayo Saleebaan Cali Koor oo dhexdhexaadin ka Ka bilaabay Beelo Walaalo ah oo Shaqaaqo ku dhexmartay Deegaanka mida Gobolka Salal, Wasiir Saleebaan Cali koore ayaa dhanka kale ku Tiraabay inaanay Xukuumadu mardambe u dul qaadanay cid Hurinaysa Colaad Sokeeye oo Beela walaalaha ah dhexdooda ka Hurisa Nabadgalyo darro ,balse Arrinta ayaa imika u muuqata mid Qabawday oo ay isu Garaabeen labadaii dhibac ee dirirtu u dhaxaysay,
https://youtu.be/9lzxWbS4_AE