Warbixin ku saabsan isbedelka nolosha Muslimiinta Mareykanka kadib weeraradii September 11

WASHINGTON — Weeraradii 11-kii September 2001 dhacay ayaa wali saamayn wayn ku leh Muslimiin badan oo ay Somaaliduna ka mid tahay, kuwaas dalkan Maraykanka ku nool inkasta oo dowlada iyo maamulada goboladuba ay qaadeen tallaabooyin lagu ilaalinaayo Muslimiinta Mareykanka ah.

Mareykanka ayaa go’aansay in Musliminta Mareykanka ah aysan dhibanayaal ugu noqon wixii dalkan ka dhacay 20 sano kahor oo ay geysteen rag ka soo jeeday dalal Muslimiin ah.

Haddaba, sidee nolosha iyo adeegyada Muslimiin badani isku bedeshey dalkan kadib weerarkii Sep 11, gaar ahaan Soomaalida?

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker