Shirkii Billaha Ahaa Ee Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Saaka Ka qabsoomay Xarunta Wasaaraddaasi

Haregeisa( OWN)-Shirka ay wada yeeshan biishiba hal mar halwadenada wasaaradda gadiidka  iyo horimarinta jidaadka iyo masuulinteda ayaa manta ka qabsoomay xarunta  wasaaradda ,shirka  o aha mid bile ah waxa ka so qayab galay  wasiirka  wasaarrada gadiidka iyo horimaarinta jidadka Cabdilahi Abokor Cismaan,agaasimaha guud ee wasaaradda Cumar Cabdilahi Aadan ,agaasimaha  waaxadka wasaaradda  masuuliyn kale ee wasaaraddas, shaqaale weynaha,  shirkan ayaa u jedaadisu ahayad dardargalinta  hawlaha shaqada  iyo isku so dhawaanshaha shaqalaha iyo masuuliyinta .

 

Kulaankan ayaa qar kamida shaqalahu ugu gudbiiyen tabashadooda ay qabaan , halkaa qaar kalena u guudbiyen talo sojedniimo ,masuuliyinta wasaaraddaa oo u horeeyo wisiirka  ayaa ka garaabay sojeedamaha shaqalaha ,halaka qara ka midana  lagu abal mariyeya  goobtaas iyaago shahadooyin lagu gudoonsisay ay ku mutaaysten dadaal iyo hawlkarnimo dheeriya.

Kulaankan ayaa ugu dabayntii waxa u kuso dhamaday is af garaad iyo hayanka horuumarka  hawlaha Qaranka halkaa laga sii wado iyo in shaqada  la joogteeyo oo halkaas hore lagu si wado  si loo gaadho higsiiga la doonayo in la gadhsiiyo Qaraanka jamuuriyada Somaliland .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker