Dhagayso : Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Somalia oo dalka Zimbabwe ku la Ciyaari doona 10 Bishan dhiggooda Dalkaasi

Xulka kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd gaadhay magaalada Harare ee Xarunta dalka Zimbabwe, halkaasi oo maalinta Talaadada ah ay kula Ciyaari doonaa Xulka Zimbabwe oo dalka Djibouti ay kaga soo badiyeen is-araggii hore ee is-reebreebka .

Waana kala shaandhaynta Hay,adda Fifa ugu jirto Koobka Aduunka ee 2022 ee lagu Qaban doono Dalka Qadar

By Suxufi Sinyoore Hargaysa Office

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker