Gudigii NABADEYNTA Beelihii Dhawaan Xiisaddu Ka Dhex-taagnayd Ee Gobolka Selel Ayaa Maanta Halkaas Gaadhay,Iyadda Oo Si Diirran Loo Soo Dhaweeyay

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Nabadaynta Bulshadda Walaalaha ah Ee Dhawaan Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Deegaanka. WADA JIR Ee Gobolka SALAL Iyo Wafti Balaadhan Ayaa Gaadhay Deegaanka[FIQI Aadan ]

Waftigan Oo Ay Ka Mid Yihiin Wasiiradda Biyaha,Beeraha ,Caafimaadka ,Gaashaandhiga Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Iyo Xubo Kale Ayaa Shacabka Ku Nool Deegaamadani Kula Dardaarmay Xoojinta Iyo Ilaalinta Nabad Galyadda Guud Ee Shacabka Walaalaha ah Ee Ku Wada Nool Deegaamadda WADA JIR Iyo GARGAARA Oo Ka Kala Tirsan Goboladda AWDAL IYO SALAL.

Waxaa Dhinacoodda Hadalka Qaadatay Waxgardka Iyo Odayaasha Waxanay Sheegen In Ay DAWLADDA SOMALILAND Ku Garab Joogaan Xoojinta Nabad Iyo Isku Soo Jiidka Bulshadda Deegaamadani ,

Waxaa Kale Oo Ay Shegeen In Wixii Xukuumadda JSL Ay Waddo Ku Taageerayaan.Markastana Ku Dadaalayaan Nabada Iyo Xasiloonidda Shacabka

Ugu Danbayntii Waxaa Goobta Hadal Ka Jeediyey Wasiirka Wasaaradda Horumarinata Biyaha JSL Saleebaan Cali Koore Waxa U Hoosta Ka Xariiqay Sida Loogu Baahan Yahaya In La Xoojiyo Wada Noolaan Shaha Shacabka Walaalah ah,Waxaanu Intaasi Ku Sii Daray In Xukuumadda JSL Ka Go,Antahay Sidii Loo Soo Af Meeri Lahaa Hawshaasi

Sidoo Kale Waxa U Sheegay Wasiirku In Ay Muujinayso Imaatinkoodu Soo Xidhidda Nabadda Iyo Wada Jirka Shacabaka,DeegaamadaasiImage may contain: 1 person, outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, beardImage may contain: 3 people, people standing, sunglasses and outdoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker