Dhegayso: Qaramada Midoobay oo ka Dayrisay Xaaladda 20000 oo Qof oo ku Barakiciyeen Roobab ka Da,ay Somalia
Dhegayso: Soomaaliya waxaa todobaadyadii lasoo dhaafay ka daโayay roobabka xilliga Xagaaga. Roobabkan oo aad uga xoogganaa kuwii sanadihii hore ayaa barakiciyay tobonnaan kun oo qoys iyaga oo baabiโiyay ku dhowaad 150 kun oo hektar oo dhulbeereed ah. Heyโadda QM u qaabilsan Iskudubaridka gargaarka ayaa warbixin ay soo saartay kaga deyrisay xaaladda ku dhowaad 20,00oo kun oo qof oo ay daadadku saameeyeen.