Walaal Ilaahay Dartiis aynu U Caawino Qoyskan La Ildaran Xanuunka ka haleelay Ilmo yar oo ka Naafoobay Maskaxda

Waalidiin ku Nool Magaalada Hargaysa oo Dadka Muslimiinta ah ka Codsaday inay ka Caawiyaan Ilmo yar oo MAGACISU YAHY ROOBLE XARIIR AXMED
dhanka Neerfaha ah oo aan wadanka waxba lagaga qaban karin.

Hadaba Qof kii Ilaahay Dartiis ku Caawinaya Qoyskaa Tabaalaysan

Fadlan kala Xidhhidh Numberadan Hoos ku qoran

063__4178486
AABAHA XARIIR AXMED CIGE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker