Daawo:-Garyaqaan Guleed Dafac Oo Ka Hadlay Ishortaagii Lagu Sameeyay Wariye Abwaan Cali Seenyo Oo Loo Diiday In Uu Soo Galo Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Garyaqaan Guled Axmed Jaamac Dafac ayaa waxaa uu si adag uga Hadley Is Hortaag Lagu Sameeyay Abwaan Cali Seenyo oo maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo Galo dhinaca xadka Jabuuti.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker