Nin British ah oo lagu xukumay Muqdisho
Maxkamad ku taalla magaalada Muqdisho ayaa ganaax ku ridday nin u dhashay dalka Brittan oo laga qabtay garoonka diyaaradaha Muqdishu horraantii sannadkan.
Ninkan oo lagu eedeeyey inuu watay waxyaabaha qarxa ayaa lagu helay qaar ka mid ah dacwadihii lagu soo oogay, waxaana lagu riday xukun ganaax lacageed ah.
Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
https://www.youtube.com/watch?v=Gl7ydpFMfo8