Hogaankii dhaqanka ee waan waanta ka dhex waday Suldaan Wabar iyo Xukuumada Somaliland, oo ku laabtay Boorama.

Hogaankii dhaqanka ee waan waanta ka dhex waday Suldaan Abubbakar Cilmi Wabar iyo Xukuumada Somaliland, ayaa ku soo laabtay xalay fiidkii magaalada Boorama.

Warar horu dhaca ah oo ay helayso Shabakadda Oodwaynemedia ayaa sheegaya, inay meel wacan marayso wadahadalka u dhexeeya Xukuumada Madaxwayen Muuse biixi iyo Kooxda uu hogaamiyo Suldaan Abu bakar Cilmi Wabar.

Somaliland ayaa ciidamo Nabad galyada Sugaya Gaysay bariga magaalada Boorama, halka uu Suldaanka iyo ciidan uu hogaaminaayaana ay ku sugan yihiin buuraha Shabeelay oo galbeedka kaga beegan magaalada Boorama.

Dhanka kale waxaa Iyana Dadaal Xoogan wada maamulka gobolka Awdal oo isagu si waayo aragnimo ku jirin u galaya hawlaha hadda taagan,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker