Dhegayso: Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxii Shalay ka dhacay magaalada Gaalkacayo
Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacayo oo ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof, qaraxaas oo uu mas’uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-Shabab.
Halkan Hoose Ka Dhegayso Warkaas oo Faahfaahsan.
https://youtu.be/QMKTaKfGTuY