Daawo:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay Xeerarka Horyaala Golaha Wakiilada.
Hargaysa:- (OWN) Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Warbaahinta Kula Hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa Faah-faahin Ka Bixiyay Xeerarka Horyaala Golaha Wakiilada Sida oo kale waxa uu sheegay Noocyada Ay kala yihiin Xeerarka Horyaalaย Wakhtiga Laga Doodayo Iyo Sida Loo Kala Horaysiinayo Halkan Ka Daawo Hadalka Gudoomiyaha