Maayarka Degmada Oodweyne Oo 3000$ Ku Wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne Oo Qayb Cusub Lagu Kordhinaayo

Oodweyne (OWN)  )-Maayarka Degmada Oodweyne Md. Cabdixakiin Nuur Muuse ayaa  3000$ ku wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne oo qayb cusub oo Qaliinka ah lagu kordhinaayo, Maayar Cabdixakiin ayaa sidoo kale dhagax dhigay dhul balaadhan oo laga dhisi-doono Jaamacada Guud ee Gobolka Daad-madheedh kaasi oo uu ku wareejiyey gudida dhismaha jaamacadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo warkaas oo faahfaahsan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker