“Aniga Iyo Prof. Samatar Maaha In Lana Cusriyadeeyo Oo Tuke Baalcad Lanaga Dhigo .. ” Prof Cali Khaliif Galaydh
Prof. Cali Khaliif Galaydh oo hadda Dood Cilmiyeed Ka socota Huteel Maansoor ka hadlay ayaa waxa uu ka sheegay arimo door ah oo cusub oo ku saabsan xaaladda guud ee ay Somaliland marayso.
Hoos ka Daawo Waxa uu yidhi “Aniga Iyo Prof. Samatar Maaha In Lana Cusriyadeeyo Oo Tuke Baalcad Lanaga Dhigo Oo La Yidhaa Somaliland-bay Burburinayaan “Tabliiqii Siyaasiga Ahaa.. ”.