Afar Dumar ah Oo Ka Tirsan Koongareeska Mareykanka Oo U Jawaabay Hadalkii Cunsuriga Ahaa Ee Madaxweyne Trump
Afar Haween ah oo ka tirsan Aqalka Koongareska Mareykanka oo aanan caddaan aheyn, iyaga oo ay ku jirto Ilhan Cumar kuwaas oo Donald Trump uu ku cunsuriyeeyay asalkooda ayaa sheegay in hadalkiisa aanuu wax kasoo qaad lahayn.
Alexandria Ocasio-Cortez, Ilhan Cumar, Ayanna Pressley iyo Rashida Tlaib ayaa dadka Maraykanka ka codsaday in aanay ku dagmin ‘dabinka Trump’.