WARAYSI: Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Ku Haftay Su’aalo Kulul Oo La Waydiyey
Gudoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) Oo Waraysi xiiso badan la yeeshay weriye ka tirsan telefishanka Universal London ayaa Ku Haftay Su’aalo Kulul Oo La Waydiyey .
Xuuto ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin cid xafiiska Coldoon ee Burco weerartay iyo cid ku raad joogtay soo qabashadiisa.
Halkan hoose ka daawo Waraysigaas oo dhan