Daawo Tuulada Qadiimiga Ah Ee Bali Muuse Ee Gobolka Daadmadheedh Oo Saaka Laga Dhagax Dhigay Dugsi Wax Barasho

Hargeysa (own)ย  Tuulada Qadiimiga Ah Ee Bali Muuse Ee Gobolka Daadmadheedh Oo Saaka Laga Dhagax Dhigay Dugsi Wax Barasho.

 

Tuulada Beli Muuse ooย  katirsanย  gobolka daad madheedh isla markaan jirtay sanado badan ayaa marki ugu horeysay saaxi la noqotay goob wax barasho taasoo hirgalinteeda ay iska kaashanaayaan aqoon yahano iyo qeyboย  kamida qurbajooga iyo bulshada deegaankaasiย  ย goobtan wax barasho oo ah mid casriya ayaa saaka si rasmiya loo dhagax dhigay yado dhismaheedu isla maantaba ka bilaabmay deegaanka .

 

deegaanka oo ay ku nool yihin dad tiro badan ayaanay marnaba suuro gal ka noqon inย  ay helaan adeegyada aasaasiga ah ee biyaha caafimaadka iyo waxbarashadaย  waxaana hada bilaabmay qorshayaal lagu rabo in deegaankaasi iyo bulshada ku dhaqanba laga taageero sidii ay u heli lahaayeen adeegyoย  tayo leh .

Hedh Tuulaha Deegaanka Calimahadi Cumar Madoobe Iyo Gudoomiyaha Gudiga Dibu Dhiska Dugsigaย  Xaamud Ismaacil Xuseen ayaa halkaa hadalo kooban ka jeediyay yago u mahad celiyay cidkasto ka qeyb qaadatay dhismaha dugsiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker