Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Deganaa Ceerigaabo Oo Gaadhay Goobta Dagaalku ka socday Maalmihii Lasoo dhaafay

Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Deganaa Ceerigaabo Oo Gaadhay Goobtii uu Dagaalku ka socday.
Waxaa hadda gaadhay goobta dagaalku ka socdo Ciidamo Ka tirsan Kuwa
Qaranka Somaliland kuwaasi oo isku dayaya inay kala dhex galaan Beelaha  Walaalaha ah Ee Dirirtu ku dhexmaryso Deegaanka Ceel-afwayn.

Waxaana Ilaahay Laga Raaynayaa inuu Qaboojiyo ama soo afjaro Colaadda Sokeeyaha ee aan dhamaadka lahayn, waxaanay dhamaanaysaa uun marka ilaahay SWC UU isagu damco inuu joojiyo

Wabilaahi Tawfiiq

By: Suxufi Sinyoore Hargaysa

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker