Shacabka Degmadda AXMED DHAGAX Oo Ku Eedeeyey Maayarka Hargeysa Cunsuri Iyo Isir-nacayb
Shantii maayar ee soo maray caasimada Somaliland ee Hargeysa mid wax ka qabasho la taaban karo ka sameeyey laamiga xaafadda Siinay ma jiro.
Maamulka Dawladda hoose ee caasimada ee Hargeysa, gaar ahaana Maayarka ayaa calood gashaday dadka shacabka ee ku nool xaafadaha 31 iyo Axmed Dhagax, kuwaas oo hada ku dhawaaqay cashuur joojin.
Halkan hoose ka daawo