Puntland Oo Cashuurta Ku Kordhisay Badeecadaha Looga Keeno Dhinaca Somaliland

Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay badeecadaha laga keeno dhinaca soomaaliland Somailand.

War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa lagu sheegay in badeecadaha daruuriga ah ee laga soo geliyo dhanka Somaliland lagu qaadi doono Canshuur 100%.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker