Ninkii ka Denbeeyay Dilka Gabadh Maydkeeda Laga Helay Hotel ku Yaala Muqdisho Oo la Qabtay.
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa
caawa sheegay in la qabtay nin lagu eedeynayo
inuu ka dambeeyey dil haweeney meydkeeda
laga helay hotelka Caamir ee magaalada
Muqdisho.
Marxuumadda la dilay ee Suleekho Yusuf Axmed
ayaa la sheegay in ka hor inta aan la dilin la
kufsaday.
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Zakiya
Xuseen ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda
twtitter-ka ku sheegtay in Hoggaanka
Dembibaadhista CID ay ku guuleysteen inay soo
qabtaan ninka eedeysan oo magaciisa lagu
sheegay Bishar Abdirisaq Maxamed.
“Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka
Dembibaarista CID ayaa ku guuleystay in ay
gacanta ku soo dhigaan edeeysane Bishar
Abdirisaq Maxamed kaasoo ku eedeeysan dilka
marxuumad Suleeqo Yusuf Axmed falkaas oo