Daawo: Wargaradka Beesha Habargidir oo Si adag uga horyimi Boodhadhkii Siyaasi CC Shakuur ee Dawladdu Burburisay
Daawo: Wargaradka Beesha Habargidir (Hawiye) oo Si adag uga horyimi Boodhadhkii Siyaasi Cabdirahmaan Cabdi Shakuur oo ay ku eedeeyeen inay Burburisay Dawladda Federaalka ah ee Somalia.