Aaytulaha Dalka Iiraan oo Shuruud ku Xidhay La kulanka Trump

Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dalka Iiraan Aayatulah cali khumenei ayaa ka jawaabay Arbacadda maanta baaqa uga yimi Madaxwaynaha Maraykanka mr Donal Trump

Aayatule waxaa uu hoosta ka Xariiqay Cadaawadda Gaamurtay ee uu dalkiisa u maleegayo waxaa uu ku Tilmaamay , cadaawad nacasnimo waxaa uu yimi Mr Aayatule waxaa shacbigeena lagu hayay muddo 40 sano gaadhaysa cadaawad la doonayo in Lagu wiiqo Awoodooda , sharaf tooda ,iyo Madaxbanaanidooda,

Hadalkan ayuu jeediyay Maanta oo arbaca ah mar uu la kulmayay Garsooraha sare ee Dalkiisa  mr Hussayniyah of Imam Khomeini

 

Mr Aayatule waxaa uu ku Tiraabay in Maraykanku ku Fashilmay ujeedooyinkiisii ka dib markuu muddo dheer waday Cadaadis uu rabay inuu ku bahdilo Dalka Iiraan,

anna waxaan leeyahay dadka Reer Iiraan waxay ilaashanayaan sharaftooda ,ayuu ydih

Waxaa kaloo uu intaa ku daray in markii Maraykanku ama Cadawga Iiraan uu waxba kaga Qaadi waayay Dalkiisa Cadaadis , ii imika Donald Trump Codsanaday inay kulmaan.

Markay leeyihiin ay wada hadalno waxay Rabaan waddo ay inugu Khiyaameeyaan,

Waxaan Leeyahay qoriga dhig oo aynu wada hadalno ,hadii aad isu dhiibto maraykan waxaad kugu bilaabmay , Ha,addo siku sheeg la yidhaahod Human Rights watch , bal eeg 300 oo rayid ah ayay ku Dileen dalka Yeman iyagoo , iyagoo leh waxaanu Caawinaynaa Sacuudi Carabia

 

Waxaa Wakaaladda Wararka Iiraan kasoo Turjumay .Suxufi Sinyoore

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker