Daawo Wasiirro Puntland ah Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Magaalada Badhan Dhismayaal Kalena Dhagax-dhigay
Badhan(OWN) Wefti ka kooban Wasiirka Waxbarashada Puntland Wasiirka Caddaaladda, Wasiirka Hawlaha Guud, W/kuxigeenka Warfaafinta, Agaasimaha Tacliinta sare, iyo Masโuuliyiin kale oo katirsan Maammulka Puntland Ayaa kormeeray Xarumaha Dawladda Puntland Ee Magaalada Badhan Dhismayaal Kalena ka Dhagax-dhigay halkaas
Muuqaalka Warkaas Halkan hoose Kadaawo