Daawo:Dufcadii Shanaad oo Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Golis Qaybteeda Barashada Carabiga
Daawo:Dufcadii Shanaad Ayaa Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Golis Qaybteeda Barashada Carabiga, Munaasibada oo ka Dhacday Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ayaa u dhacday Sidan.