Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beesha Cabane Cabdalle Siciid Oo Isku Raacay Musharaxa U Tartamidoona Doorashada Golaha Deegaanka.

Hargeysa(OWN)-Shir Balaadhan oo ay Maalintii Khamiistii doraad ee 27/9/2018 iskugu yimaadeen Beesha Cabane Cabdale Siciid ayaa waxa ay kusoo xuseen Musharaxa u matalidoona doorashada Golaha Deegaanka ee fooda inagu soo haysa.

Image may contain: one or more people, people standing and indoor
Beeshan oo kamida beelaha Miisaanka culus ku leh deegaanka Caasimada Hargeysa iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay Musharaxnimada Golaha Deegaanka u xusheen iskuna raaceen inuu u tartamo Engr.Cabdixakiim Maxamed Cali oo kamida Aqoonyahanka firfircoon ee Beesha Cabane Cabdale , oo dhankiisa soo dhaweeyey xulashada Beeshiisu u xulatay inuu u tartamo Doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa.
Kulankan oo ahaa mid ay iskugu yimaadeen dhamaan Cuqaasha Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beesha Cabane Cabdale Siciid ayaa waxa kamid ahaa cuqaashii madasha joogtay .
Caaqil Axmed Aw Nuux Ibrahim
Caaqli Dheeg mahad Maxamud
Caaqil C/raxman C/lahi Axmed
Caaqil Abshir C/lahi Raage

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker