Dhegayso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo ku hanjabay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanada ka soo Xaadiri waayo Kalfadhiyada Golaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku hanjabay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanada ka baaqa fadhiga baarlamaanka.

Mushkiladda soo xaadir la’aanta baarlamaanka, waxaa warbixintan ku eegaya wariyaheenna Muqdisho, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker