Shacabka Hargeysa Oo Ku Baaqay Inuu Iscasilo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa
Shacabka Hargeysa Oo Ku Baaqay Inuu Iscasilo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa kadib markii wakaaladda Biyaha Hargeysa ay macaamiisheeda ku wargelisay in saacado cusub ay iibsadaan.