Musuq- maasuq Hadhiiyay Jaamacadda Hargaysa & Qabyaaladda Lagu Shaqaalaysiiyay Dad badan

 

Wakhtiyadii ay soo dhaafnay waxaa jiray oo ay dhegeheenu maqli jireen Khilaaf soo noq noqda oo ka Taagan Maamulka Jaamacadda hargaysa ,  Taas Mid lamida ayaa imiki ka bilaaban tay Walaw aany ka Gacan madhnayn Xukuumadda Talada haysa iyo Wasaaradda Tacliinta Dalku ,  haddaba Xubnaha sadexdii sanadood ee ugu dambeeyey gacanta ku hayey maamulka Jaamacada Hargeysa ayaa sidii caadada ahayd bilaabay musuq maasuq ay galiyaan hanaanka maaliyadeed ee jaamacada, habka shaqaalaysiinta iyo qandaraasyada ay bixiso jaamacadaasi.

 

Gudoomiyaha jaamacada Hargeysa iyo labada gudoomiye ku xigeenka ayaa markan qaaday dariiqadii sahayatay masuuliyiintii ka horaysay ee ay ardayda jaamacadu iska dul qaadeen ka dib markii loo adkaysan waayey musuq maasuqa iyo cadaala darada ka jirta jaamacadaasi,

 

 

 

 

Qormadan oo noqon doontii koowaad ee warbixino taxane noqon doono oo aanu ku eegayno musuq maasuqa ka jira jaamacada Hargeysa ayeynu diirada ku saari doonaa nidaamka loo qaatay shaqaalaha cusub, kuwa la dalacsiiyey iyo deegaanada ay ka soo jeedaan, waxaana muuqata in sidii caaadada ahayd ay dhinac ka raran yihiin.

Liiska Inta la shaqaaleysiiyey

No Name Title Haybta
1 Warsame Mohamoud Research Director Sacad Muse
2 Mustafe Suudi Registration H/Yoonis
3 Khalid Ahmed Abdi Dean of Economics Sacad Muse
4 Abdilahi Abdikarin Abdilahi (HRM) Sacad Muse
5 Zuhur Mohamed Zamriye Communication Officer Sacad Muse
6 Nasir Mohamed Ali Dean of IPCS Sacad Muse
7 Khadar Mohamed Gahayr Dean Statistics Ciise Muse
8 Sulaiman Abdilahi Jama Medicine office Assistance Ciise Muse
9 Mohamed Ahmed Sulub Communication Director Ciidagale
10 Abdiraxman Hawd Dean of Master Ciidagale
11 Eng Shirwac Dean of Engineering Samaron
12 Abdirizaq Mohamed Saed Dean of Agriculture Samaron
13 Ahmed Nour Muse Dean Social Work H/Yoonis
14 Abdiqani Qorane Secretary Arab
15 Nasra Siciid Dean College Of Busines

H/Yoonis

 

Liiska Shaqaalaha La dalacsiiyey

 

No Name Title Haybta
1 Fuad Obsiye Director Academics Sacad Muse
2 Ismail Libah salax Director student Affairs Habaryonis
3 Ahmed goolcade Public relation Ciidagale
4 Ahmed Muse Director Lab Arab
5

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker