Dawladda Iiraan oo sheegtay in Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Turkiga uu Maalinta Beri ah iman doono Dalkeed .

Dawladda Iiraan oo sheegtay in Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Turkiga uu Maalinta Beri ah i man doono Dalkeed .

 

Sida Uu sheegay afhayeen u Hadlay Dawladda Islaamiga ah ee Iiraan oo magiciisa Lagu sheegay

Abbas Mousav ayaa intaa Raaciyay inay Booqashadan Wasiirka Khaarajiga Turkigu Qayb ka tahay Xidhiidhka wada shaqayneed ee labada Dawladood ee Turkiga iyo Iiraan

iyo waliba Wada Tashi dhanka Xaaladda Siyaasadeed iyo amni ee qasan . ayuu yidhi

 

Waxaa uu intaas ku dartay inay Tani daba socoto Heshiis hore oo dhanka dhaqaalaha ah

 

Xigahso Iiran news Agency

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker