Dhageyso : AHN Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye oo Magaalada Hargaysa ku Geeriyooday
Waxa Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Saxardiid Maxed Jabiye oo ka mid ahaa hal-abuurkii dhinaca suugaanta kaga soo qayb qaatay halgankii gobanimo-doonkii Soomaalida ee lagaga soo horjeeday gumeysigii Biritan, iyadoo heesaha uu abwaanku sameeyey ay ka mid ahayd “AAN MAALNO HASHEENA MAANDEEQ” iyo kuwo kale.
Warbxintan oo dhamaystiran ka dhageyso