DAAWO Wacdarihii Soo Maray Soomaaliya: Jabkii Dagaalkii Itoobiya iyo Ciddii fulisay Dilka 84 Sarkaal oo lagu laayey duleedka Jigjiga
Wacdarihii Soomaaliya soo maray iyo Jabkii Dagaalkii Itoobiya kaddib sidee wax u dhaceen? Qaybta 16 iyo 17aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.
https://youtu.be/wxy0a9_hxAY