Dareennada Ka Dhashay Maxaabiis Laga dhoofiyey iyo kuwo Ka soo degay Garoonka diyaaradaha Hargeysa

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, waxa maanta ka duullay 14 Maxbuus oo u dhashay maamul-goboleedka Puntland, kuwaas oo lagu soo qabtay dagaaladii TUKARAQ. Sidoo kale, Waxa garoonka ka soo dagay 3 Maxbuus oo ka yimi dhinaca Puntland.

Hay’adda ICRC ayaa qaabilsanayn kala wareejinta maxaabiista. Balse waxa dareen ka dhashay Qaabka Loo kala anba-bixiyey Maxaabiista laba dhinac iyo Hab-maamuska Sooryadoodu la sii raaciyey oo kala shishleyd.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker