” Ethiopia Iyo Kenya Oo Doonaya Inay Dalka U Qabsadaan Sidii Ay ISRAEL U Qabsatay Falastiin ..”
Xildhibaanย Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga hadlay danahawada mada kenya iyo Ethipia ee Soomaaliya islamarkaasna sheegay inay doonayaan in dalka ay u qabsadaan sidii Israel u qabsatay Falastiin .
Halkan hoose ka daawo