Soomaalida India Oo Caqabado Dhanka Safarka Ah Kala Kulantay Cudurka COVID-19

Dad badan oo Soomaali ah oo u badan arday waxbarsaho u joogta iyo dad caafimaad u yimid dalka India ayaa hada caqabado dhanka safarka ah la kulmaya, kadib markii wadamo badani ay iska joojiyeen duulimaadyada kaga imanaya wadanka india .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker