Dhageyso:Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo sheegay in Horu marka Somalia uu Khatar wajahayo
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Soomaaliya ay horumar ka samaynayso dhismaha dawladnimo oo ay shaqaynayso.
Hase yeeshee Antรณnio Guterres waxa uu ka digay in xagjirnimada, colaadda, musuqmaasuq iyo xasillooni-darrada siyaasadeed ay halis ku yihiin horumarkaas.
Warbixintan ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka AP waxaa inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.