Daawo Dagaal Is Gacan Saar Ah Oo Ka Dhacay Masaajidka Barakeysan ee Madiina Afurkii Ka Hor !

Dad ku dhaqan Dalkaasi Sucuudiga ayaa qaar ka mid ahi waxa ay baraha bulshada ku baahiyeen Muuqaal muujinaya tiro dad ah oo ku sugnaa Masaajidka Barakeysan ee Madiina kuwaasi oo u diyaar garoobayey afurkii.

 

Dagaalkan ayaan la sheegin wax sababay, balse muuqaalkan ayaa muujiyey qaar ka mid ah dadkaasi oo is gacan saaray balse dadkaasi ayaa iskooda uga joogsaday dagaalkaasi kadib markii ay is gacan saareen.

 

Dhacdadan ayaa aad loogu qaadaa dhigay baraha bulshada sababta keentay aad loo qaadaa dhigo ayaa waxa ay tahay in dadka muslimiinta ah ay ku guda jiraan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan, taasi oo ay dadka muslimiinta ahi ka dheeraadaan wax kasta oo dhib u geysanaya soonkooda.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker