Dhegayso: Saddex Maamul Goboleed oo ka jira Somalia oo Heshiis ku Gaadhay Magaalada Garowe

Waxa xalay magaalada garoowe shir ku yeeshay madxda Maamul Goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed kulankas oo la sheegay in uu la xiriiray iskaashi iyo xiriir cusub oo dhexmara, ka dib markii uu dhawaan burburay kullan ay Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe lahaayeen

Seddexdan Maamul kaasoo marki dambe ay ka soo sareen warmurtiyeed ku aadan todoba qodob oo ay ku heshiiyeen.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeed ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker